Farmaajo oo ka hadlay ciidanka Eritreya ku maqan & sababta loo soo celin waayey

Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ciidamada DF ee tababarka ugu maqan dalka Eritreya Farmaajo ayaa sheegay inuu Madaxweynaha cusub ee Somalia  ku wareejiyey galka iyo Dokumentiga ciidamo 5000 kun gaaraya oo tababar ugu maqan dalka Eritrea. “Shan kun oo askari ayaan tababar u geynay dalka Eritrea waxay … Continue reading Farmaajo oo ka hadlay ciidanka Eritreya ku maqan & sababta loo soo celin waayey